Masinna maal-maha Macbuudkuye waxa la joogaa 9/9/2022, waa dhammaadka maalin barakaysan oo Jimce ah,horeba waan u maqlay in Jimcuhu yahay maalin barakaysan, oo diinteenna suubban baaba inoo sheegtay, balse anigu maalinkan ayaan si dhab ah u xaqiiqsaday barakadaas Jimcaha, dhacdada dhacdey owgeed. Amintu waa 4:49 pm guriga ayaan joogaa, waxaan ku jiraa qolkaygi…
MURUGIYO CALAACAL- SHEEKO
Muddo dhowr casho ah ayaa geerida ka soo wareegtay, wali se awowgay waxaa korkiisa kasii muuqata, raad kii iyo xanuun kii geerida, wuu samray isagu, waxa uu samray samir ka badan, ka laga filan karo, nin laba boqolle oo uu dhalay, ay hal maalin, heddu u wada timi. Samir ka iyo iimaan ka uu ku…
Sideed u qori sheeko macnole?
Waxa aan tacsi ugu tagay Awowgay Cali Maxamed Yuusuf, oo ah Aabbaha dhalay, laba marxuum oo macallimiin dhalin-yaro ah ahaa kuwaas oo si aanay cidina filanayn, oo naxdin le shil gaadhi hal maalin ugu wada geeriyoodey. Muddo dhowr casho ah ayaa geerida ka soo wareegtay, wali se awowgay waxaa korkiisa kasii muuqata, raad kii iyo…