المقدمة فَإِنْ قَالَ قَائِلٌ: فَمَا أَحْسَنُ طُرُقِ التَّفْسِيرِ؟ فَالْجَوَابُ: إِنَّ أَصَحَّ الطُّرُقِ فِي ذَلِكَ أَنْ يُفَسَّر الْقُرْآنُ بِالْقُرْآنِ، فَمَا أُجْمِل فِي مَكَانٍ فَإِنَّهُ قَدْ فُسِّر فِي مَوْضِعٍ آخَرَ، فَإِنْ أَعْيَاكَ ذَلِكَ فَعَلَيْكَ بِالسُّنَّةِ فَإِنَّهَا شَارِحَةٌ لِلْقُرْآنِ وَمُوَضِّحَةٌ لَهُ، بَلْ قَدْ قَالَ الْإِمَامُ أَبُو عَبْدِ اللَّهِ مُحَمَّدُ بْنُ إِدْرِيسَ الشَّافِعِيُّ، رَحِمَهُ اللَّهُ: كُلُّ مَا حَكَمَ بِهِ…
Category: Uncategorized
الإستعانة بالكفار؛حكمها وأدلته
جمهورية صوماللاد. جامعة برعو . كلية الدراسات العليا . قسم الشريعة والقانون / تخصص فقه المقارن . خطة مقدمة لنيل درجة ماجستير في الفقه . العنوان : الإسعانة بالكفار ؛ حكمها أدلتها . إعداد : نوح إسماعيل فارح. المشرف العلمي : دكور/ أحمد محمد حمود السنان الكامل بسم الله الرحمن الرحيم المقدمة إن الحمد…
GABAY
Faarax Nuur, “Arab” Gabaygan wuxu Abwaanku tiriyey waagii Gaaladii Yurub ka soo gooshtay ay geyiga Soomalida qaybsanaysay. Wuxu Abwaankii Waddaniga ahaa ee Faarax Nuur (Ilaah ha u naxariistee) ku guubaabinayaa Ummadda Soomaaliyeed in aan la aaminin Gaalka sidii uu Eebbe Inna faray. Wuxu abwaanku ku bilaabayaa in astaamihii Aakhiru-Samaanku ay ifafaalahoodii muuqdaan; Ingiriis Axmaariyo Talyaan wey…
Tafsiirka Suuradda Al-Qaarica
Haa waa run oo iyadu way necbayd inaan ku dhaho oo ugu yeedho ereyga qofyey/qoftaydiyey, balse anigu kama dayn jirin oo markasta waan ku dhihi jirey, aniga oo doonaya inaan arko cadhadeedi yarayd ee iska keen keenka ahayd, cadhadeedi jacaylka xambaarsanayd, cadhadeedi qurxoonayd ee aanay marnaba igaga fogaan jirin ee intay inyar iga yar aamusto…