Masinna maal-maha Macbuudkuye waxa la joogaa 9/9/2022, waa dhammaadka maalin barakaysan oo Jimce ah,horeba waan u maqlay in Jimcuhu yahay maalin barakaysan, oo diinteenna suubban baaba inoo sheegtay, balse anigu maalinkan ayaan si dhab ah u xaqiiqsaday barakadaas Jimcaha, dhacdada dhacdey owgeed. Amintu waa 4:49 pm guriga ayaan joogaa, waxaan ku jiraa qolkaygi ii gaarka…
Category: Tafsiir
Tafsiirka Suuradda Al-Qalam
Masinna maal-maha Macbuudkuye waxa la joogaa 9/9/2022, waa dhammaadka maalin barakaysan oo Jimce ah,horeba waan u maqlay in Jimcuhu yahay maalin barakaysan, oo diinteenna suubban baaba inoo sheegtay, balse anigu maalinkan ayaan si dhab ah u xaqiiqsaday barakadaas Jimcaha, dhacdada dhacdey owgeed. Amintu waa 4:49 pm guriga ayaan joogaa, waxaan ku jiraa qolkaygi ii gaarka…
Tafsiirka Suuradda Al-Raxmaan
Waa fiid, oo magaaladu way soo aamusaysaa, neecaw qabaw oo uu ka tagay roob inyar uun ka hor magaalada helay ayaa dhanka woqooyi kasoo galaysa daaqadda gaadhiga aannu saarannahay ee aan anigu wadaha ka ahay, Kal-deeqi kursiga igu xiga ayay fadhidaa, gaadhigu laamida ayuu saran yahay, waxaanan ku soconaynaa socod gaadhi oo aan dagdag lagu…
Tafsiirka Suuradda Al-Baqra