Skip to content
Nixfo Web.com
Menu
  • Caqiido
  • Fiqhi
  • Home
  • Siiro
  • SUUGAAN
  • TAFSIIR
  • التفسير
  • الرسائل والمقالات
  • الصفحة الرئيسية
Menu

Category: Tafsiir

Tafsiirka Suuradda Al-Qaarica

Posted on December 29, 2024January 10, 2025 by faarahahmed08@gmail.com

Haa waa run oo iyadu way necbayd inaan ku dhaho oo ugu yeedho ereyga qofyey/qoftaydiyey, balse anigu kama dayn jirin  oo markasta waan ku  dhihi jirey, aniga oo doonaya inaan arko cadhadeedi yarayd ee iska keen keenka ahayd, cadhadeedi jacaylka xambaarsanayd, cadhadeedi qurxoonayd ee  aanay marnaba  igaga fogaan jirin ee intay inyar iga yar aamusto…

Read more

Tafsiirka Suuradda Al-Fajri

Posted on December 29, 2024December 29, 2024 by faarahahmed08@gmail.com

Masinna maal-maha Macbuudkuye waxa la joogaa 9/9/2022, waa dhammaadka maalin barakaysan oo Jimce ah,horeba waan u maqlay in Jimcuhu yahay maalin barakaysan, oo diinteenna suubban baaba inoo sheegtay, balse anigu maalinkan ayaan si dhab ah u xaqiiqsaday barakadaas Jimcaha, dhacdada dhacdey owgeed. Amintu waa 4:49 pm guriga ayaan joogaa, waxaan ku jiraa qolkaygi ii gaarka…

Read more

Tafsiirka Suuradda Al-Xaj

Posted on December 29, 2024January 8, 2025 by faarahahmed08@gmail.com

Waa fiid, oo magaaladu way soo aamusaysaa,  neecaw qabaw oo uu ka tagay roob  inyar uun ka hor magaalada helay ayaa dhanka woqooyi kasoo galaysa daaqadda gaadhiga aannu saarannahay ee aan anigu wadaha ka ahay, Kal-deeqi kursiga igu xiga ayay fadhidaa,  gaadhigu laamida ayuu saran yahay, waxaanan ku soconaynaa socod gaadhi oo aan dagdag lagu…

Read more

Tafsiirka Suuradda Al-Qamar

Posted on December 29, 2024January 10, 2025 by faarahahmed08@gmail.com

Masinna maal-maha Macbuudkuye waxa la joogaa 9/9/2022, waa dhammaadka maalin barakaysan oo Jimce ah,horeba waan u maqlay in Jimcuhu yahay maalin barakaysan, oo diinteenna suubban baaba inoo sheegtay, balse anigu maalinkan ayaan si dhab ah u xaqiiqsaday barakadaas Jimcaha, dhacdada dhacdey owgeed. Amintu waa 4:49 pm guriga ayaan joogaa, waxaan ku jiraa qolkaygi ii gaarka…

Read more
  • 1
  • 2
  • Next

POPULAR POSTS

  • التفسيرMay 6, 2025
  • الإستعانة بالكفار؛حكمها وأدلتهApril 19, 2025
  • GABAYJanuary 20, 2025
  • waayaha maantaJanuary 14, 2025
  • Tafsiirka Suuradda Al-QaaricaDecember 29, 2024

FOLLOW ME

CATEGORIES

  • Fiqi
  • Sheeko-Faneed
  • soomaali
  • Tafsiir
  • Uncategorized
  • Xadiis
  • الرسائل

ABOUT US

Sed ut perspiciatis unde omnis iste natus voluptatem fringilla tempor dignissim at, pretium et arcu. Sed ut perspiciatis unde omnis iste tempor dignissim at, pretium et arcu natus voluptatem fringilla.

  • Facebook
  • Instagram
  • YouTube
  • WhatsApp
  • Twitter

RECENT POSTS

  • التفسيرMay 6, 2025
  • الإستعانة بالكفار؛حكمها وأدلتهApril 19, 2025
  • GABAYJanuary 20, 2025
  • waayaha maantaJanuary 14, 2025

ASK ME

Name
Email
Message
The form has been submitted successfully!
There has been some error while submitting the form. Please verify all form fields again.

All Rights Are Reserved © 2025   |   Nixfo Web.com.